top of page
Search

Buuga Fahamka Cudurka Parkinson's - Af Soomali

Writer's picture: Ahmed IbrahimAhmed Ibrahim

Abdirauf Ahmed Dekow waxaa uu ku jiraa sannadkii 4aad ee barashada cilmiga caafimaadka iyo qalliinka, sidoo kale waxaa uu ka mid yahay dadka sida mutadawacnimada ah nagula shaqeeya iSHA. Dhawaan Abdirauf waxaa uu fursad u helay in uu kashaqeeyo in uu turjumo buugga “Fahamka cudurka Parkinson's” u badalay Afsoomaali, warbixinta la abuuray waxay qayb ka tahay taageerada, waxbarashada iyo awoodsiinta ee hal-abuurka aqoonta caafimaadka ayada oo lala kaashanayo Parkinson’s Africa iyo IPDGC-Afrika.


Halkaan ka akhriso waxa uu Cabdirauf ka qoray.


“Bulshada Soomaaliyeed waxay u baahan tahay warbixin si fudud loo heli karo oo ku saabsan cudurka Parkinson's disease (PD). Oo ku qotonta da’da bulshada, PD waxaa uu noqonayaa mid lawada ogyahay. Aad ayaan ugu faraxsahay in aan helo fursada aan kaga shaqeeyey mashruucaan”

To find out more about the booklet click here: https://www.parkinsonsafrica.com/resources


50 views0 comments

Recent Posts

See All

Comments


  • Instagram
  • Facebook
  • Twitter
  • YouTube

Improving Somali Health Awareness is registered as a company limited by guarantee in England and Wales (Company No. 13774300).

Our registered address: Kemp House, 160 City Road, London, United Kingdom, EC1V 2NX.

©2022 iSHA. All Rights Reserved.

bottom of page